Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo daryankiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu yimid ka dib markii bam gacmeed lagu tuuray dhisme ku yaalla agagaarka Isbitaalka Baydhabo sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah. Ciidamada amaanka … Continue reading Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya